
Soomaalida soo-galootiga ah ee Canada oo wajahaya caqabado
Source: VOA Somali
Dalka Canada waxaa shantii sano ee lasoo dhaafay gaaray soo-galooti aad u badan, kadib markii 2015-kii wax laga baddelay siyaasadda dowladda ee arrimaha qaxootiga iyo soo-galootiga.